Dhageeyso:-Abuukar Cawaale oo sheegay in ay Dhawaan Joojinayaan Qaadka Soo Gala Dalka

0
Saturday April 25, 2015 - 09:36:14 in Wararka by
  • Visits: 1355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Abuukar Cawaale oo sheegay in ay Dhawaan Joojinayaan Qaadka Soo Gala Dalka

    Gudoomiyaha la dagaalanka Qaadka Abukar Cawaale Qaad-Diid oo mudooyinkii danbe ku sugnaa dalka Soomaaliya xiligana kusugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland caqabad ku noqday ololihiisa qaad joojinta xiligii uu kusugnaa magaala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha la dagaalanka Qaadka Abukar Cawaale Qaad-Diid oo mudooyinkii danbe ku sugnaa dalka Soomaaliya xiligana kusugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland caqabad ku noqday ololihiisa qaad joojinta xiligii uu kusugnaa magaaladda Garoowe.
Wuxuu sheegay in Madaxweyne Gaas uu diidey inuu kasoo qaybgalo shirar looga hadlayey arimaha Qaadka oo ay ku casuumeen, dhanka kalana wuxuu sheegay inuu dhayalsanayey arimaha la dagaalanka Qaadka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip