Goddoomiyihii Guddiga dib u geesita Dastuurka oo is casishay

0
Wednesday May 06, 2015 - 14:54:50 in Wararka by
  • Visits: 1191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goddoomiyihii Guddiga dib u geesita Dastuurka oo is casishay

    Guddoomiyihii guddiga kMG ah ee dib u eegista dastuurka kMG ah ee Soomaaliya Caasho Geelle Diiriye ayaa maanta ku dhawaaqday inay iska casishay Xilkii Goddoomiyinimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyihii guddiga kMG ah ee dib u eegista dastuurka kMG ah ee Soomaaliya Caasho Geelle Diiriye ayaa maanta ku dhawaaqday inay iska casishay Xilkii Goddoomiyinimo.
Marwo Caasho Geelle oo shir jara’id ku qabatay Magaalada Gal-Gacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Ayaa sheegtay in sababo jiro aawadeed ay isaga casishay shaqadii ay u heeysay Guddigaasi.

Dhowaanahan Waxaa jiray is qab qabsi ku aadan Guddiga dib u eegista dastuurka Dalka, taasi oo sababatay in ay is casisho Goddoomiyaha Guddiga KMG ah ee dastuurka Marwo Caasho Gelle Diiriye.

Faah Faahinta dib kala soco Insha Allah

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip