Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Gobolka Banaadir uu qeyb ka Noqon Karo Maamul Goboleedyadda La sameeynaayo''

0
Friday May 08, 2015 - 10:58:01 in Wararka by
  • Visits: 1529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Gobolka Banaadir uu qeyb ka Noqon Karo Maamul Goboleedyadda La sameeynaayo''

    Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan shiikh Maxamuud oo Barti ku ahaa Barnaamijka Todobaadlaha ee ka Baxa Warbaahinta Dowlada ayaa waxaa la weeydiiyay Waxa uu kala ocdo in Caasimadda Dalka La Raacinaayo Goboladda Maamulka Loo Sameey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan shiikh Maxamuud oo Barti ku ahaa Barnaamijka Todobaadlaha ee ka Baxa Warbaahinta Dowlada ayaa waxaa la weeydiiyay Waxa uu kala ocdo in Caasimadda Dalka La Raacinaayo Goboladda Maamulka Loo Sameeynaayo Gobolada Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe
Xasan shiikh Maxamuud Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in Gobolka Banaadir oo Warar Soo Baxayay ay sheegayaan in Lagu Biirinaayo Maamul loo Sameeynaayo Goboladda Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe ay Go'aankeedda Leeyihiin Dadka Degga Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Mudane Xasan shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu Hoosta ka Xariiqay in Gobolada Maamulka loo Sameeynaayo ay Iyagu Go'aanadeen in ay Isku Biiraan Gobolka Banaadir'na uu ka Biiri Karo Haddii ay Ogolaadaan dadka Degga Gobolka Banaadir

Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Kol Hore Shaacisay in ay Maamul u Sameeyneeyso Goboladda Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe Siyaasiinta Goboladdaasi qaarkood oo Warbaahinta la Hadlay'na Waxaa ay sheegeen in uu qeyb ka yahay Maamulka Loo sameeynaayo Goboladda Hiiraan iyo Shabeladda Dhexe Gobolka Banaadir

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Waxa ay Haatan Xoogga Saareeysaa siddii ay Maamullo Ugu sameeyn Laheed goboladda Dalka
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip