Puntland oo Xukumadda Soomaaliya Rabto in ay U Meero Gudigga Doorashooyinka Dalka

0
Friday May 08, 2015 - 18:03:08 in Wararka by
  • Visits: 1435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Xukumadda Soomaaliya Rabto in ay U Meero Gudigga Doorashooyinka Dalka

    Xili Dhawaan Golaha Wasiiradda Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ay Meel Mariyeen Gudigga Doorashooyinka Madaxa Banan ayaa Waxaa Arinkaasi Si Cad uga Soo Hor Jeestay Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Dhawaan Golaha Wasiiradda Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ay Meel Mariyeen Gudigga Doorashooyinka Madaxa Banan ayaa Waxaa Arinkaasi Si Cad uga Soo Hor Jeestay Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar ‘’Camay’’ ayaa waxaa uu sheegay in aan Wax Tallo Bixin Ah Lagala Sameeyn Gudigaasi Adeegga Doorashooyinka Madaxa Banan

Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar ayaa sheegay in Dawlada Federaalka Soomaaliya ay Xadgudub ku samaysay Dastuurka,
‘’Dawlada Federaalka waa ka baxday heshiisyadii Garowe,Puntland ma aqbalayso Guddiyada la magacaabay’’Ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Puntland.
Guddiyadan ayaa waxaa shalay lagu Ansixiyay kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya, oo uu shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Sheegtay in ay Dalka Doorasho Gaarsiineeyso

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip