Abwaan Caan ah oo ka Tirsanaa Al-shabab oo Gacanta Lagu Soo Dhigay''

0
Wednesday May 13, 2015 - 06:18:44 in Wararka by
  • Visits: 2265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Caan ah oo ka Tirsanaa Al-shabab oo Gacanta Lagu Soo Dhigay''

    Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Bari Ee Maamulka Puntland Ayaa waxaa uu Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari kusoo bandhigeen Rag ka Tirsan Al-shabab Kuwaasi oo Laga Soo Qabqabtay Buuraha gal-gala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Bari Ee Maamulka Puntland Ayaa waxaa uu Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari kusoo bandhigeen Rag ka Tirsan Al-shabab Kuwaasi oo Laga Soo Qabqabtay Buuraha gal-gala

Ragaani ka Tirsanaa Kooxda Al-shabab Ee Lagu soo Bandhiggay ayaa Waxaa ku Jiray Abwaan Gamadiid oo Caan ka ahaa Mgaalada hargeeysa Ee Xarunta Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya

Ragan ay maanta soo bandhigeen Saraakiisha Booliska Puntland ayaa lagu kala magacaaba, Mukhtaar Cabdinuur Axmed (Axmed Guray), Guuleed Bashiir Iyo Cabdiwaaxid Cali Jamaadiid oo ah (Abwaan) siwayn Loogu xasuusto Gabaygii West-Gate Kana soo jeeda magaalada Hargeisa.

Abwaan Gamadiid ayaa Waxaa uu Horay u Tirayay Gabayo Bdan oo uu ku Taagerayay Al-shabab Waxauuna ku Noolaa Magaaladda hargeeysa oo Haatan Xarun u ah Maamulka Gooni Iskutaagga Ah Ee Soomaaliland

Cabdiwaaxid Cali Gamadiid ayaa Waxaa uu Sidoo kale Gabayo Ku Werari Jiray Ciidmada Itoobiya Ee Dalka Soomaaliya Ku Suggan Waxuuna Al-shabab u ahaa Xubin Muhiim ah

Gabaygii uu ka Tiriyay Weerarkii Wastagate ayaa waxaa uu Noqday Kii Ugu Hadal heynta Badnaa Gabayadiisa Kuwaasi oo uu Maldahi Jiray
Maamulka Puntland ayaa Waxaa La Dhowrayaa waxa ay Ku Xukumi Doonan Abwaankani


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip