Bakiin Maaxi Macalin Oo Sheegtay In Ay Tahay Musharax Banaadir State

0
Saturday May 16, 2015 - 17:05:10 in Wararka by
  • Visits: 1876
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bakiin Maaxi Macalin Oo Sheegtay In Ay Tahay Musharax Banaadir State

    Kulan balaaran oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan Mas'uuliyiin ka socotay dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya, Aqoonyahano, Culimaa'udiin, Nabadoono, Siyaasiyiin, Haween, Dhalinyaro iyo marti-s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan balaaran oo ay ka soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan Mas'uuliyiin ka socotay dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya, Aqoonyahano, Culimaa'udiin, Nabadoono, Siyaasiyiin, Haween, Dhalinyaro iyo marti-sharaf kale ayaa waxaaa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Kaasi oo ay Musharaxnimadeeda Kusoo Bandhigeeysay Marwo Bakiin Maaxi Macalin.
Musharax Marwo Bakiin Maaxi Macalin oo Halkaasi ka Hadashay ayaa Waxaa ay sheegtay in ay Wax Badan ka Qaban Doonto Amaanka Maamulka Banaadir Stete

Bakiin Maaxi maakhir ayaa Waxaa ay Carabka ku Dhufatay in ay Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda Dalka iyo Goboladda Dalka ay Mideeyn Doonto

Mushaarax Madaxweyne Marwo Bakiin Maaxi Macalin ayaa waxaa ay Balan Qaaday haddii loo Doorto Madaxweynaha Maamulka Banaadir Stete in ay Tiri Doonto Baahiyaha Bulshada Sida Caafimaadka Iskuuldda Iyo Waxaa La Mid ah

Aqoonyahanadda Bakiin Maaxi Mcaalin ayaa waxaa ay Noqoneeysaa Mushraxii ugu Horeyay ee isku Soo Taago Qabashadda Xilka Madaxtinimadda Maamulka Banaadir Stete
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip