Maleeshiyaadka Shababka & Xisbul Islam Oo Wadaado Ku Xasuuqay Jowle

0
Thursday April 23, 2009 - 14:24:38 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2413
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyaadka Shababka & Xisbul Islam Oo Wadaado Ku Xasuuqay Jowle

    Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowle ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in shalay galab magaaladaasi ay gaareen ilaa 7 gaari oo gadiidka dagaalka ayna leeyihiin Maleeshiyaadka Shababka & Xisbul Islam, waxeyna si toos ah u tageen masaajid halkaasi ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowle ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in shalay galab magaaladaasi ay gaareen ilaa 7 gaari oo gadiidka dagaalka ayna leeyihiin Maleeshiyaadka Shababka & Xisbul Islam, waxeyna si toos ah u tageen masaajid halkaasi ku yaal oo xiligaasi isku diyaariyay saladii culumadii joogtay, iyagoo halkaasi ku dilay tiro ka mid ah Culumadii masaajidkaasi.

Wararka hordhaca ah ee naga soo gaaraya degmada Jowle ayaa sheegaya in ugu yaraan 7 Wadaad oo ka tirsan Culumada Ahlu Sunnah Wal jameeca ayaa la sheegay oo aan hubeysneyn ayaa la sheegay in lagu dhex dilay masaajidka gudihiisa, iyadoo tiro kale oo aan la xaqiijin la sheegay in dhaawac ka soo gaareen falkan xaquusa ah ooo ay geysteen Maleeshiyaadka Shababka & kuwa Moryaanta Xisbul Islam, Falalkan ayaa aheyn ugu ku cusub shacbiga ku nool Gobolada Mudug & G/gudud, horey ayeey aheyd markii dad badan oo rayid ah lagu xasuuqay magaalooyinka Cadaado, Gaalkacyo, Dhusamareb, Guricel & Mataban.

Maleeshiyaadka ayaa la sheegay markii ay falkani geysteen ayeey u dhaqadhaaqen wadada qabta magaalada Xaradheere, inkastoo aan hubin iney halkaasi tagayaan, halka warar kale ay sheegeen iney dib ugu laabteen magaalada Ceel bur oo ay ka soo duulaan tageen, Dadka ku nool magaalooyinka Ceel dheer & Mareeg ayaa la sheegay iney cabsi xoogan soo food saartay kadib xasuuqani ay ka geysteen Maleeshiyaadka shababka & Xisbul islam magaalada Jowle, waxeyna bilabeen abaabulo xoogan & is-diyaarin.

Xigasho : Wadanka.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip