Daawo Sawiro Maamulka G.Sh/Dhexe oo Gubay Xashiish islamarkana Beero la wareegay

0
Tuesday April 07, 2015 - 07:45:49 in Wararka by
  • Visits: 2029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro Maamulka G.Sh/Dhexe oo Gubay Xashiish islamarkana Beero la wareegay

    Waxaa Saldhiga Degmada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe Lagu Gubay Maandooriyaha Xashiishka Kaasi oo ay Beerteen Qaar ka Mid ah Beeraleeyda Gobolka shabeelada Dhexe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Saldhiga Degmada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe Lagu Gubay Maandooriyaha Xashiishka Kaasi oo ay Beerteen Qaar ka Mid ah Beeraleeyda Gobolka shabeelada Dhexe
Gudoomiyaha Gobolka shabeelada Dhexe Cali Guudlaawe oo Goobjoog ka ahaa Halka Lagu Gubayay Maandooriyahaasi ayaa waxaa uu sheegay in lala Wareegaayo Beertii Lagu Arko Iyadoo uu ku Beeran yahay Xashiishka

Maxkamdda Gobolka ayaa Waxaa ay Xukuntay in L Gubo Xashiishkaasi Islamrkaana lala wareego Beertii Laga Soo Guray Iyadoo ay Goobjoog ahaayeen Dadkii lahaa

Cali Cabdullahi Xuseen Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay in maamulka gobolka Sh/dhexe uu bilaabay olole lagu ciribtirayo maandooriyaha xashiishada.

Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa Waxaa uu ka Mid Yahay Gobolada Dalka Ee la sheego in Lagu Beero Maandooriyaha Xashiishka

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip