Maleeshiyaadka Bare Hiiraale oo Ka Hadlay Ciidamo Laga Qafaashay

0
Tuesday June 16, 2015 - 12:10:16 in Wararka by
  • Visits: 899
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maleeshiyaadka Bare Hiiraale oo Ka Hadlay Ciidamo Laga Qafaashay

    Maleeshiyaadka Aadan Bare Sjire Hiiraale ayaa Waxaa ay ka Hdaleen Ciidamo ka Tirsan Maamulkaasi Jubbland oo Gacanta ku dhigay Ciidamo ka Tirsan Kuwa Maleeshiyaadkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaadka Aadan Bare Sjire Hiiraale ayaa Waxaa ay ka Hdaleen Ciidamo ka Tirsan Maamulkaasi Jubbland oo Gacanta ku dhigay Ciidamo ka Tirsan Kuwa Maleeshiyaadkaasi
Dagaalka ayaa dhaxmaray ciidamo Ka tirsan hogaamiyaha Barre Hiiraale iyo kuwa Jubba iyo ciidamada Kenya waxa la sheegay In dagaalkaas lagu qabtay ciidmado ka tirsaan Kuwa Barre Hiiraale

Afahayeenka Maamulka Barre Hiiraale cabdi rashiid gaas oo Radio simba La Hadlay ayaa sheegay in fariisamo ay ku sugnaayeen ciidamada Barre hiiraale ay la wareegaan ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa Kenya iyagoo sidoo kale horey u ka xeystay ciidamadii la dagaalamay ee Barre Hiiraale

Hadalkaan ayaa imaanaya kadib markii shalay ay dagaalo ka dhaceyn deeganka Goob weyn ee Gobolka Jubba Hoose kaa oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka jubba iyo kuwa Kenya iyo kuwa Barre Hiiraale

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip