Kenya oo Sheegtay in ay Al-shabab ka Saartay Deegaan Gaarisa u Dhaw

0
Friday May 22, 2015 - 16:46:39 in Wararka by
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo Sheegtay in ay Al-shabab ka Saartay Deegaan Gaarisa u Dhaw

    Dowladda Kenya oo sheegtay in ay ka saartay deegaanka Yumbis ee Gaarisa xubno ka tirsan Kooxda Al-Shabaab oo halkaasi qabsaday,.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kenya oo sheegtay in ay ka saartay deegaanka Yumbis ee Gaarisa xubno ka tirsan Kooxda Al-Shabaab oo halkaasi qabsaday,.
Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Wadanka Kenya ayaa sheegay in Ciidamada Kenya ay si Xoog Ah uga saareen dagaalyahano hubeeysan oo Katirsan Al-shabaab oo weerar kula wareegay Deegaanka Yumbis oo katirsan Magaalada Gaarisa.

Wasiirku waxa uu sheegay in heegan buuxa lagaliyay Ciidamada Amaanka Ee Dalka Kenya si buu yiri loo xaqeejiyo Amaanka Guud Ee Wadanka Kenya.
Ilaa iyo iminka lama soo warin wax qasaare ah oo ka dhashay dhaq dhaqaaqyadaasi Al-shababa ay kula wareegeen Toolooyin hoostaga Degmada Gaarisa Ee Xarunta Gobolka Woqooyi bari Ee Wadanka Kenya.

Al-shabaab ayaa dagaal kula jira Ciidamada Wadanka Kenya ilaa sanadkii 2011 Xiligaasi oo Ciidamada Amaanka Ee Kenya ay Gudaha u soo galeen Wadanka Somalia.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip