Daah-Furka Wajigga Labaad Ee Shirka Maamul u Sameeynta oo Cadaado ka Socda+R/Wasaaraha oo ka qeyb galaayo

0
Sunday May 31, 2015 - 17:08:48 in Wararka by
  • Visits: 1327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daah-Furka Wajigga Labaad Ee Shirka Maamul u Sameeynta oo Cadaado ka Socda+R/Wasaaraha oo ka qeyb galaayo

    Wararka Nagga Soo Gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi ay Haatan ka Soconeeyso Munaasabad lagu Daah-Furaayo Wajigga Labaad Ee Shirka Maamul u Sameeynta Goboladda Mudug iyo Gal-gaduud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Nagga Soo Gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi ay Haatan ka Soconeeyso Munaasabad lagu Daah-Furaayo Wajigga Labaad Ee Shirka Maamul u Sameeynta Goboladda Mudug iyo Gal-gaduud
Wariye Deeqo Abuur jiinoow oo kusugan Magaaladda Cadaado ayaa waxaa ay Warbadka Warsheekh U Xaqiijisay in ay Haatan Hoolka Shirka Maamul u sameeynta Goboladda Dhexe ka Socoto Minaasabad Lagu Daah Furaayo shirka Maamulka Loogu Sameeynaayo Goboladda Mudug iyo Gal-gaduud

Gudigga Farasamadda ayaa Minaasabadaasi Soo Qaban Qaabiyay waxaana Ka qeyb Galaayo Ra'isul Wasaraaha Xukumadda Federaalka ah Ee Soomaaliya Cumar Cabdi rashiid iyo Qaar ka mid ah Saxiixayaasha

Cumar cabdi rashiid Cali Sharma'arke ayaa Waxaa la Filayaa in uu halkaasi Khudbad ka jeediyo

Warkaani oo Sawiro Codad Watta Kalla Soco www.warsheekh.com isha'allah

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip