dastuurka Goboladda Dhexe oo Maanta Lagga Doodaayo

0
Thursday June 04, 2015 - 13:22:08 in Wararka by
  • Visits: 1225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dastuurka Goboladda Dhexe oo Maanta Lagga Doodaayo

    Ergooyinka ay soo Xuleen Guddiga Farsamada Maamulka loo sameenayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta ka doodaya Dastuurka uu yeelanayo Maamulka Gobolada dhexe loo dhisayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergooyinka ay soo Xuleen Guddiga Farsamada Maamulka loo sameenayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta ka doodaya Dastuurka uu yeelanayo Maamulka Gobolada dhexe loo dhisayo.

Afhayeenka Guddiga Farsamada Cumar Cali Rooble oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ergooyinka maanta ay ka doodayaan Dastuurka KMG ah ee Maamulka loo sameenayo.

"Ergooyinka Maanta ayey si Toos ah u guda galayaan ka doodista Dastuurka KMG ah,waxaan ku rajo weyn nahay in ay Dasuurkaasi Ansixin doonan”ayuu yiri Afhayeen Cumar Cali Rooble.

Ergooyinka loo Xilsaaray Ansixinta Dastuurka Maamulka KMG ah ee Gobolada Dhexe ayaa shalay yeeshay Kulankoodii ugu horeeyay.

Kulamada Ergooyinka ay yeelanayaan ayaa dar dar kusocda maalmahan iyada oo ay horyalaan qodobo dhowr ah o la rabo in ay meel ariyaan.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip