Dhageeyso:-Cali Khaliif Galeyr oo Dagaal ku Baaqay'

0
Thursday June 18, 2015 - 08:35:34 in Wararka by
  • Visits: 1482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Cali Khaliif Galeyr oo Dagaal ku Baaqay'

    Cali Khaliif Galeyr Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Of Soomaliya ayaa Waxaa uu ka Hadlay Aromo Badan oo ay ka Mid Yihiin Hiigsigga Maamulkiisa iyo Xoreeynta Deegaanadda Gacantooda ka Maqan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Khaliif Galeyr Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Of Soomaliya ayaa Waxaa uu ka Hadlay Aromo Badan oo ay ka Mid Yihiin Hiigsigga Maamulkiisa iyo Xoreeynta Deegaanadda Gacantooda ka Maqan

madaxweynaha ayaa sheegay in halganku lasii laba jibaari doono islamarkaana ciidamada khaatumo ay guud ahaan kala xidhi doonan jidka dheer ee maleeshiyaadka siilaanyo uga kala gooshan gobolada sool iyo Togdheer.

Sidoo kalle Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Waxaa uu Fariin Goodin ah u Diray Maamulka Siilaanyo hogaamiyo Ee Dadka reer Khaatuma Hormarka u Diidan

Shacabka Reer Khaatumo ayuu sheegay in loogga Baahan yahay Taageero dal iyo Dibad'ba


 

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip