Xili la Dooranaayo Madaxweynaha Gal-Mudug oo la Shaaciyay

0
Monday June 22, 2015 - 19:28:17 in Wararka by
  • Visits: 1681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xili la Dooranaayo Madaxweynaha Gal-Mudug oo la Shaaciyay

    Hoolka UU Shirka Og Soconayay Ergada Dhiseyso Maamulka Cusub ee Wali aan si rasmi ah logu taagin Dhibadiisa . ayaa Lagu Dhaariya 68 Muadane oo Qeyb ka ahaan doono Barlamaanka Maamulk Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoolka UU Shirka Og Soconayay Ergada Dhiseyso Maamulka Cusub ee Wali aan si rasmi ah logu taagin Dhibadiisa . ayaa Lagu Dhaariya 68 Muadane oo Qeyb ka ahaan doono Barlamaanka Maamulk Galmudug.
Maxmed sh. Cismaan jawaari ayaa Ku Sugnaa Goobta Dhaarinta ay Ka dhecey iyadoo ay Wehliyeen Xildhiibano ka soo jedo degaanada Maamulka loo sameynayo oo qudhooda jeclaaday inay marqaati nool ka noqdaan Cadaado isbadalka Manta ka dhacay .

Waxaa ahalkaasi lagu magaacaabay Gudoomiye Barlmaan oo Kmg Oo uu yeelanyo s Barlmaanka Maanta la Yakleelay .

Claahi waranle Waaa Gudoomiyah Cusub ee kmg ee sii hogaamin doono Barlaamnka La Dhaariyay ilaaa laga so doorto Gudoomiye Barlmaan oo sax ah.

Sidoo kale goobta waxaa lagu shaaciyay waqtiga ay dhaceyso Doorashada Madaxwene ee Maamulkaasi oo lagu beegay 2 ilaa 4 jun .

Wasiirka Wasaarda arimaha gudaha ee dowlad faderaalka Craxmaan odawaa Ayaaa sharaxyo Marxaladihii uu soo maray Maamulka Maanta la dhisay qeyb ka mid ah .

Dadka Wax Naqdiya ayaaa qabay In Maamal aaan loo dhameyn uu ka soo bixi doono labad gobal ee daris wadaaagta ah ee gumug iyo galgaduud .

Inkastoo la is dhihi karo waa run sadaaasha la sameyay oo ay durbadiibo soo baxeen cabashada ay mujinyaan dad horey og qeyb ahaaa dhisida maamulka laakin shabeele u sheegay inay isag baxeen shirka
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip