Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Baladweyne

0
Monday November 26, 2018 - 15:20:51 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 2060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Baladweyne

    Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,iyadoo halkaasi si weyn loo soo dhaweeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi ballaaran uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,iyadoo halkaasi si weyn loo soo dhaweeyay.

Wafdiga Madaxweyne Waare ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan oo ugu horeyo Guddoomiyah gobolkaasi Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed),saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo qeyba kala duwan ee bulshada ku dhaqan Baladweyne.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Xarunta maamulka Gobolka Hiiraan wuxuu kula kulmi doonaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Gobolka,kuwaasi oo uu kala hadli doono arrimaha amniga iyo in la dar-dar geliyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa horay u gaaray wafdi uu hoggaaminayo abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka,kuwaas oo ujeedkooda uu yahay dardar gelinta howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab iyo tirakoobka Ciidamada Xoogga dalka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip