Gudoomiyaha Baarlmaanka Federaalka ah Ee Soomaaliya Pro Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo Shalay Khudbad Dheer ka Jeediyay Dhaarinta Xildhibaanadda Maamulka Gal-mudug State ayaa Waxaa uu baaq u Diray Mudanayaasha Baarlamaanka Dowladda Goboleedka Gal-mudug
Maxamed shiikh Cusmaan Jawaari ayaa Waxaa uu sheegay in Looga Baahan yahay Xildhibaanadaani Cusub in ay Dalka kusoo Kordhiyaan Fikir Wanaagsan oo Nabad iyo Nolol Wacan Horseedi Karo
Gudoomiyaha Baarlmaanka Federaalka ah Ee Soomaaliya Pro Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari Waxaa uu Xildhibaanadda Dowladda Goboleedka Gal-mudug ku Booriyay in ay ku dayan Maamuladda Hadda Dhisan Ee mar Walbo Dowladda Eedeynt Joogtada ah usoo Jeediyo
Maamuladda Puntland iyo Jubbaland ayaa Waxaa ay Mar Walbo ku Goodiyaan in ay Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya Kalsoonidda kalla Laabanayaan
Hadalkaani ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ka sheegay Munaasabadda Dhaarinta Xildhibaanadda Dowlad Goboleedka Gal-mudug
Dhageeyso:-Jawaari oo Baaq u Diray Xildhibanadda Gal-mudug
Gudoomiyaha Baarlmaanka Federaalka ah Ee Soomaaliya Pro Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo Shalay Khudbad Dheer ka Jeediyay Dhaarinta Xildhibaanadda Maamulka Gal-mudug State ayaa Waxaa uu baaq u Diray Mudanayaasha Baarlamaanka Dowladda Goboleedka Gal-