Al-shabab oo si Buuxda Ulla Wareegtay Xarunta Ciidamada Amisom Ee Leego

0
Friday June 26, 2015 - 12:11:42 in Wararka by
  • Visits: 1662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabab oo si Buuxda Ulla Wareegtay Xarunta Ciidamada Amisom Ee Leego

    Weerar ku Bilaawday Qarax Gaari Laga Soo Buuxiyay oo Lagu Dhuftay Ilinka Hore Ee Xarun Ay Ciidamada Amisom Ku leeyihiin Degmada Leego Ee Gobolka Shabeeladda ayaa Saakay Aroortii Hore Waxaa Lagu Qaaaday Halkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar ku Bilaawday Qarax Gaari Laga Soo Buuxiyay oo Lagu Dhuftay Ilinka Hore Ee Xarun Ay Ciidamada Amisom Ku leeyihiin Degmada Leego Ee Gobolka Shabeeladda ayaa Saakay Aroortii Hore Waxaa Lagu Qaaaday Halkaasi Wararka Haatan warsheekh ay ka heleeyso Degmada leego Ee Gobolka shabeeladda Hoose ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Al-shabab ay Wali ka Dagaalamayaan xarunta ay la wareegeen

Al-shabab oo Weerarkaasi ka Hadashay ayaa Waxaa ay sheegtay in ay ku Dishay Halkaasi 60 Askari oo ka Tirsan Ciidamada Amisom

Sidoo kalle War kasoo Baxay Xafiiska Ciidamada Midowga Afrika Ee Amisom ayaa Waxaa Lagu Xaqiijiyay in Weerarkaasi uu Wali Socda

Gudoomiyaha Degmada Leego Ee Gobolka shabeeladda hoose ayaa Dhankiisa ka Hadlay Weerarka ay Al-shabab ku qaadeen Xarun Ay Ciidamada Burundi Ku leeyihiin Dulleedka Leego Waxaa uu sheegay in ay Wali Rasastu socoto

Al-shabab ayaa Waxaa ay Markaani u Muuqataa in ay Xooga saareeyso Weeraradda ay ka geeysaneeyso Goboladda Dalka
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip