Ogeysiis Muhiim Ah, Jaaliyada Soomaaliyeed ee Galmudug.

0
Sunday July 12, 2015 - 10:54:04 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis Muhiim Ah, Jaaliyada Soomaaliyeed ee Galmudug.

    Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee kunool wadanka Sweden gaar ahaan Qurba joogta kasoo jeeda Galmudug waxa la ogeysiinayaa in laqaban doono kulan taageero loogu muujinayo Dowlad goboleedka cusub ee Galmudug ee dhawaan lagu doortay magaalad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee kunool wadanka Sweden gaar ahaan Qurba joogta kasoo jeeda Galmudug waxa la ogeysiinayaa in laqaban doono kulan taageero loogu muujinayo Dowlad goboleedka cusub ee Galmudug ee dhawaan lagu doortay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Xaflada Dowlad Goboleedka Galmudug Jimcaha 17-07-2015 Saacada 21:00—5:00

Waa Maqaayada Biyaha ee Vedestavägen 9

Barkarby Stockholm

Gudiga Qabanqaayiyay

Gudoomiye

Axmadeey

0736380084

Naasir Gaab

0735803857

Raage Mariya

0707706652
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip