Muungaab oo bixiyay wareysi uu uga jawaabay su'aalo aad loo doonayay (COD)

0
Sunday August 09, 2015 - 23:23:45 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1938
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muungaab oo bixiyay wareysi uu uga jawaabay su'aalo aad loo doonayay (COD)

    Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi, ayaa waxa uu heshiis iskaashi oo dhinacya badan ah la gaaray dhigiisa Nairobi, Evans Kidero.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi, ayaa waxa uu heshiis iskaashi oo dhinacya badan ah la gaaray dhigiisa Nairobi, Evans Kidero.
Muungaab oo wareysi gaar ah siiyay BBCda ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha ammaanka iyo eedaymo ku aadan in xoog lagu maquuniyay dad barakacayaal ah taas oo uu iska fogeeyay.

Wareysi aad u xiisa badan oo ay BBC da la yeelatay Guddomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho. ka dhagayso halkaan waa waraysi aad kaga bogonaysid wax badan oo aad jawaab uga sugaysay gudddomiyaha Sida Mowqifkiisa Musharaxnimo ee 2016 iyo warar kale oo xiiso badan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip