Sheekh C/raxmaan oo boqolaal Soomaali u jeediyay khudbad mudan in lagu camal falo + Video

0
Sunday November 29, 2015 - 03:49:37 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh C/raxmaan oo boqolaal Soomaali u jeediyay khudbad mudan in lagu camal falo + Video

    Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxyaddiin Celi oo ka mid ah mashaa'iqda Soomaaliyeed ayaa dalka Sweden ka jeediyay khudbad ay ka soo qeyb galeen boqolaal ka tirsan jaaliyadda Soomaalida dalkaasi degan. S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxyaddiin Celi oo ka mid ah mashaa'iqda Soomaaliyeed ayaa dalka Sweden ka jeediyay khudbad ay ka soo qeyb galeen boqolaal ka tirsan jaaliyadda Soomaalida dalkaasi degan. S

heekha oo khudbadiisa u dhaceysay qaab diini ah, ayaa ku booriyay Soomaalida inay taageeraan shaqsi kasta oo Madaxweyne ama mas’uul dowladeed ah ee leh astaamaha wanaagga isla markaana leh dhaqamo wanaagsan iyo howl kasrinimo wadaniyad ku dheehan tahay.

Khudbadda Sheekha oo mararka qaarkood uu ku soo qaadanayay ereyo ka qoslinaya dadkii daawanayaya waxay u dhacday sidaan:-



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip