
0





Shabeelka lagu magacaabo Janda ayaa waxa uu yahay dhadig culeeskiisa lagu sheegay 400 pounds, halka Saber uu yahay lab 600 pounds culeeskiisa lagu sheegay.
Maalin kasta ayaa Mrs Haley waxa ay ku quudisaa labada Shabeel hilib, waxa ayna sheegtay in Shabeelka Saber uusan hurdi Karin hadii uusun farteeda si iska caadi ah u qaniinin .
Duqdaan ku nool Dalka Mareykanka ayaa waxa ay aad ula dheeshaa shabeelada arintaas oo dad badan ka yaabisay maadaama ay aduunka ku yaryihiin dadka dhaqaaleesta shabeelka.
DAAWO SAWIRADA
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392207
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84133
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67980
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55524
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54037
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50378
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44284
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43641
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38739
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38227
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1739
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2285
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2093
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1856
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1942
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1839
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1900
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2353
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2299
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2065





Ruux Haweyney Ah Oo La Dhaqan Shabeel Mararka Qaarna Dhinac Seexata
Janice Haley oo ah haweeey 57 sano jir ah ayaa waxa ay leedahay laba shabeel oo lab iyo dhadig kala ah kuwaas oo lagu kala magacaabo Janda iyo Saber kuwaas oo ay ku heyso jardiin ku yaalla magaalada Orlando ee Dalka Mareykanka.