Xuska Dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) oo lagu qabtay Magaalada Dordrecht ee dalka Holand.(Sawiro)

0
Tuesday January 12, 2016 - 03:13:23 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuska Dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) oo lagu qabtay Magaalada Dordrecht ee dalka Holand.(Sawiro)

    Munaasabad lagu xusayay xuska dhalashada Nabigeeni Maxamed (NNKH) oo si wadajir ah ee usoo qaban qaabiyeen dhalinyarada ahlusunah waljamaac ee kunool magaalada Dordrecht ee dalka Holand ayaa lagu qabtay isla magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad lagu xusayay xuska dhalashada Nabigeeni Maxamed (NNKH) oo si wadajir ah ee usoo qaban qaabiyeen dhalinyarada ahlusunah waljamaac ee kunool magaalada Dordrecht ee dalka Holand ayaa lagu qabtay isla magaaladaasi.
Munaasabada oo ugu horeyn lagu fur furtay aayado qur’aan iyo muxaadarooyin dhamaan ku tacaluqay muhiimada ee islaamka uleedahay dabaal dega xuska suubanaha (NNKH).

Qaban qaabiyayaashi Xaflada ayaa ugu dambeenti uga mahad celiyay dhamaan dadki kasoo qeybgalay iyagoo alle uga baryay inuu danbi dhaaf kusiiyo .
Magacyada qaar kamid ah culimadi dhaxda uxiray habsami uqabsoomida munaasabadaan qiimaha badan.

Sheekh aadan sheekh Mohamed Kulmiye. –
Macalin Ibrahim Macalin Xasan Qaboowe.
-Khaliif Cabaas Sheekh cusnaan Sheekh Abiikar. –
Ibrahim Haji Cumar halaf. –
Abdi Aziiz Mohamud Cilmi Dacay. –
Mohamed Deeq Sheekh Yusuf Deeqoow. –
Ahmed Cismaan. –
ilyaas Sheekh Ahmadeey.

Xafiiska Shabakada Warsheekh ee dalka Holand
E-mail, warsheekh10@hotmail.com


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip