Gar Gaar La Gaarsiiyay Dadkii Uu Ku Fatahay Wabisha Shebeelle (Sawirro)

0
Monday May 30, 2016 - 10:46:38 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gar Gaar La Gaarsiiyay Dadkii Uu Ku Fatahay Wabisha Shebeelle (Sawirro)

    Dowladda Jabuuti iyo deeq gaarsiisay dadka ku dhibaateysan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Jabuuti iyo deeq gaarsiisay dadka ku dhibaateysan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Safiirka jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Dayib Dubad Roobe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Jabuuti ay deeq gaarsiisay dadka ku dhibaateysan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Safiirka ayaa sheegay in deeqda ay ka timid Marwada madexweynaha Jabuuti Khadro Maxmuud Xeyd ayna ugu tala galeen dadkii ka barakacay fataahada iyo dagaaladii ka dhacay Baledweyne.

Ciidanka Hiil walaal ee qeybta ka ah AMISOM ayaa dhawaan gurmad u sameeyey dadka ku dhibaateysan magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip