Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah ka yeelatay arimaha Soomaaliya

0
Sunday May 30, 2021 - 23:24:44 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah ka yeelatay arimaha Soomaaliya

    Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyey heshiiskii khamiistii ay wada gaareen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka ee ku saabsan hirgelinta Qaabkii Doorashooyinka ee 17-k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyey heshiiskii khamiistii ay wada gaareen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka ee ku saabsan hirgelinta Qaabkii Doorashooyinka ee 17-kii Sebtember.


War-saxaafadeed ay sii daayeen, 15-ka xubnood ee golaha ammanaka qaramada Midoobay ayay ku bogaadiyeen hoggaamiyayaasha siyaasada Soomaaliya oo muujiyay bisayl iyo tanaasul loogu turayo shacabka.

Xubnaha Golaha Ammaanku waxay soo dhoweeyeen ballanqaadkii ahaa in la qabto doorashooyin nabdoon, hufan, loo dhan yahay, oo lagu kalsoonaan karo, lana xushmeeyo qoondada haweenka ee ah 30% baarlamaanka.

Golaha ammaanka wuxuu ku booriyay dhamaan dhinacyada inay sii wadaan wada hadalka furan iyo wax dhisid. Waxayna soo dhoweeyeen in la sameeyo hannaan nabadeed oo lagu xalliyo khilaafaadka doorashada.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip