Maamul Cusub Oo Laga Magacaabay Magaalada Dhuusamareeb

0
Monday June 13, 2016 - 11:03:06 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamul Cusub Oo Laga Magacaabay Magaalada Dhuusamareeb

    Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi laga magacaabay Maamul cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi laga magacaabay Maamul cusub.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna Waljameeca ee ka arimiya magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu soo magacaabay mas’uliyiin kala duwan waxaana ka mid ah.

Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa loo magacaabay nin magaciisa lagu soo gaab shay Cabdullaahi Bare.

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ayaa waxaa loo magacaabay Macalin Faarax Maxamed Faarax.

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ayaa waxaa loo magacaabay Cabduqaadir Axmed Cali Xasan.

Xoghayaha Maaliyada ayaa waxaa loo magacaabay Bishaaro Maxamed Cardoofe.

Wareeg tadaan ayaa waxa ay ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Ahlusuna Waljameeca Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip