Maamulka Ahlusuna Waljameeca Oo Xabsiga Dhigay Wariye Ka Tirsan Tv-ga Universal

0
Monday June 13, 2016 - 14:17:21 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Ahlusuna Waljameeca Oo Xabsiga Dhigay Wariye Ka Tirsan Tv-ga Universal

    Wararka imanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa maamulka ahlusunna ay xabsiga dhigeen wariye ka howlgali jiray magaalada Dhuusamareeb oo ay gacanta ku hayaan maamulka la magac baxay Ahlusunna.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka imanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa maamulka ahlusunna ay xabsiga dhigeen wariye ka howlgali jiray magaalada Dhuusamareeb oo ay gacanta ku hayaan maamulka la magac baxay Ahlusunna.

Wariyaha la xiray ayaa waxa uu ka shaqeyn jiray Tv lagu magacaabo Universal iyo sidoo kale idaacadda Goobjoog fm oo ku taala magaalada Muqdisho.

Wariyaha la xiray ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdiweli Tooxoow.

Wariyaha ayaa lagu eedeeyey in uu saakay muuqaalo kasoo duubay xarumaha ay ku shaqeeyaan maamulka Ahlusunna.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip