Ciidamada Dowlada Oo La Wareegay Degaanka Ceel-Hareeri Ee Gobolka Galgaduud

0
Wednesday June 29, 2016 - 13:35:12 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowlada Oo La Wareegay Degaanka Ceel-Hareeri Ee Gobolka Galgaduud

    Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ee Bartamaha dhulka soomaliya ayaa ku waramaya in ciidamada Dowlada soomaliya oo garab malatari ka helaya ciidamada Ethopia in ay la wareegeen deegaanka Ceel-Hareeri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ee Bartamaha dhulka soomaliya ayaa ku waramaya in ciidamada Dowlada soomaliya oo garab malatari ka helaya ciidamada Ethopia in ay la wareegeen deegaanka Ceel-Hareeri.

Deegaanka oo shalay ay ku dagaalameen Labada dhinac ayaa la sheegay in mar kale uu dagaalka ka dhacay saakay waxaa ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa Amisom u suurta gashay la wareegitaanka degaanka Ceel-Hareeri oo hoos yimaada degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

Maamulka Degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud ee dowlada Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed iyo kuwa Ethopia ay si buuxda ula wareegeen deegaanka Ceel-Hareeri islamarkaana laga saaray Ciidamada Xarakada Al-shabaab.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip