Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Ay Dhamaatay Waqtigii Guryaha Xooga La Isaga Haysan Jiray

0
Monday July 04, 2016 - 12:57:35 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Ay Dhamaatay Waqtigii Guryaha Xooga La Isaga Haysan Jiray

    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in gobolka banaadir ay ka dhamaatay xilligii xoog lagu heysan jiray hantida shacabka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in gobolka banaadir ay ka dhamaatay xilligii xoog lagu heysan jiray hantida shacabka.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in aysan jirin doonin in si qasab ah ama xoog ah muwaadiniinta gobolka Banaadir loo heysto guryahood.

Duqa Muqdisho ayaa sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaa inta dhiman iney ka dhameeyaan gobolka Banaadir isla markaana ay ka hortagayaan cid walbo oo xoog ku heysta hantida iyo guryaha shacabka Muqdisho.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip