Ra'iisul Wasaaraha Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciida

0
Wednesday July 06, 2016 - 08:47:40 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciida

    Ra'iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa hambalyo u diray dhammaan umadda Soomaaliyeed meelo walba oo ay joogaan munaasabada ciida owgeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa hambalyo u diray dhammaan umadda Soomaaliyeed meelo walba oo ay joogaan munaasabada ciida owgeed.

Ra’iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay midoobaan ,islmarkaan ay ka shaqeeyaan hormarka dalka iyo diinta.

Cumar Cabdirashiid Cali ayaa u rajeeyay umadda Soomaaliyeed in ay sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan nabad, horumar iyo cadaalad.

Ra’iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa ugu baaqay umadda Soomaaliyeed in ay bilaabaan dagaal ka dhan ah Shabaab oo uu sheegay in ay dhibaatto ku hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Waxaa uu dhammaan umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan nabada iyo horumar dalka.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip