Xiisad Kacsan Oo Saakay Ka Taagan Gobolka Sanaag

0
Wednesday July 20, 2016 - 10:18:35 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiisad Kacsan Oo Saakay Ka Taagan Gobolka Sanaag

    Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Sanaag oo ay ku dagaalameen maamulada Puntland iyo sidoo kale Somaliland ayaa sheegaya in maanta halkaas ay ka taagantahay xiisad u dhaxeeysa labada maamul.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Sanaag oo ay ku dagaalameen maamulada Puntland iyo sidoo kale Somaliland ayaa sheegaya in maanta halkaas ay ka taagantahay xiisad u dhaxeeysa labada maamul.

Dagaal culus ayaa dhawaan ka dhacay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Sanaag, kuwaasoo ay isku heystaan Puntland iyo sidoo kale Somaliland.

Xubin ka mid ah baarlamaanka maamulka Puntland ayaa la sheegay in uu weli gacanta ugu jiro maamulka Somaliland.

Xaalada ayaa kacsan waxaa la sheegaya in labada dhinac ay wadaan gurmad .

Somaliland ayaa ku doodaysa in ay leedahay gobolka Sanaag,islmarkaana ay geynayso sanduuqqa codbixinta, halka maamulka Puntland ay aaminsan yihiin ay leeyihiin dhammaan degmooyinka gobolka Sanaag oo dhan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip