Taliyaha Hay'adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Oo La Magacaabay

0
Wednesday July 27, 2016 - 12:12:21 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1777
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Hay'adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Oo La Magacaabay

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa lagu magacaabay Taliyaha Cusub ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowlada Soomaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa lagu magacaabay Taliyaha Cusub ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowlada Soomaliya.

Gaashaanle Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa loo magacaabay xilka cusub ee Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Dowlada Soomaliya, Koofi wuxuu horay u soo noqday Taliyaha Nabad Suggida Gobolka Banaadir.

Xilkaan cusub ee loo magacaabay Gaashaanle Maxamed aadan Jimcaale (Koofi) waxaa horay u hayn jiray Jeneraal C/laahi Gaafow Maxamuud oo hada ah Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliyeed kadib markii xilkaas laga qaaday C/raxmaan Tuur Yarre.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip