AKHRISO:- Xiliga Ay Dhaceyso Doorashada Soomaaliya Oo Maanta La Soo Saaray

0
Sunday August 07, 2016 - 18:29:18 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO:- Xiliga Ay Dhaceyso Doorashada Soomaaliya Oo Maanta La Soo Saaray

    Gudoomiyaha Gudidga Hirgelinta Doorashada dadban ee dalka oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho,ayaa sheegay qaabka ay u dhacayso doorashada iyo xiliga doorashada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gudidga Hirgelinta Doorashada dadban ee dalka oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho,ayaa sheegay qaabka ay u dhacayso doorashada iyo xiliga doorashada.
Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25-ka September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxa uu sheegay in ay dhacayso 24-ka September ilaa iyo 10-ka October.

Sidoo kale Doorashada Guddoomnka Baarlamaanka ayaa la shaaciyay in dhacayso 25-ka October.

Ugu danbeyntii Gudoomiyaha Gudidga Hirgelinta Doorashada dadban ee dalka Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey ayaa cadeeyay in Doorashada Madaxweynaha ay dhacayso 30 October.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip