Wabiga Shabeele Oo Fatahaad Ku Sameeyay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Mahadaay

0
Tuesday August 23, 2016 - 14:31:21 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wabiga Shabeele Oo Fatahaad Ku Sameeyay Deegaano Hoos Yimaada Degmada Mahadaay

    Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa walaac ka muujiyay Fatahaada webiga Shabeele oo la sheegay in uu Qarka u saaran yahay in uu ku fataho qeybo ka mid ah degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa walaac ka muujiyay Fatahaada webiga Shabeele oo la sheegay in uu Qarka u saaran yahay in uu ku fataho qeybo ka mid ah degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Gudoomiye degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa sheegay in webiga Shabeelle uu ku fatahay qeybo badan oo kamid ah deegaanada hoos yimaada degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Maamulka degmada Mahadaay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka gaabiyeen wax u qabashada dadka kunool degmada Mahadaay.

Wabiga ayuu sheegay in uu qarka u saaran yahay in uu waxyeelo u geysto dadka kunool degmada Mahadaay madaam aysan haysan waxyaabihii ay iska xiri lahaayeen biyaha.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip