Wiil La Dhashay Orodyahanka Mo Farax Oo Soomaaliya Loo Soo Masaafurinayo

0
Sunday August 28, 2016 - 15:42:26 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil La Dhashay Orodyahanka Mo Farax Oo Soomaaliya Loo Soo Masaafurinayo

    Ahmed Faarax oo ah Walaalka la dhashay Orodyahanka Britain Mo Farax oo 27-sano jir ah, ayaa waxaa dalka Ingriiska laga geeyay 25 sano ka hor xiligigaas oo uu jiray 2 sano oo kaliya, Waxaana uu ku eedeysanyahay lugtii uu ku lahaa weerar midi loo adegs

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ahmed Faarax oo ah Walaalka la dhashay Orodyahanka Britain Mo Farax oo 27-sano jir ah, ayaa waxaa dalka Ingriiska laga geeyay 25 sano ka hor xiligigaas oo uu jiray 2 sano oo kaliya, Waxaana uu ku eedeysanyahay lugtii uu ku lahaa weerar midi loo adegsaday oo ka dhacay dalka Ingiriiska.

Axmed Faarx ayaa hadda waxaa uu ka cabsi qabaa in dib loogu soo celiyo dalka Soomaaliya ayadoo horay loogu xukumay xabsi gaaraya 4 sano iyo bar islamarkaana la sheegay in ay suurto gal tahay in laga masaafuriyo dalka Uk oo dib loogu soo celiyo dalka Soomaaliya.

Xili uu la hadlayay jariirada lagu magacaabo Sunday Mirror ee kasoo baxda dalka Ingiriiska waxa uu yiri "kuma laabankaro dalka Soomaaliya aad ayaan uga cabsanayaa in aan ku laabto halkaas”

Ahmed Faarax waxa uu ku noolyahay hada guri ku yaala bariga Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaana uu sheegay in walaalkiis Mo Farax uusan mudooyinkaan lasoo xiriirin inkastoo uu taageersanyahay Guulaha uu kasoo Hooyay Ciyaaraha Olombikada ee sanadkaan lagu qabtay dalka Brazil.
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip