Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Goordhow Gaaray Magaalada Baydhabo

0
Thursday September 22, 2016 - 09:56:01 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Goordhow Gaaray Magaalada Baydhabo

    Waxaa goor dhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay gaaray Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goor dhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay gaaray Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).

Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, odayaasha Dhaqanka, Dhalinyaro, Haween iyo xubno kale.

Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Magaalada la soo dhoobay Ciidamo aad u fara badan , kuwaas oo ka qeyb qaadanaya Sugidda Amniga.

Ujeedka safarka Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ku tagay Magaalada Beydhabo ayaa lagu sheegay in uu yahay sidii uu u dar dar gelin lahaa Howlaha Doorashada labada Aqal.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip