Maxamed Cabdi Afey Oo Loo Magacaabay Wakiilka Cusub Ee Q.M U Qaabilsanaan Doono Qaxootiga Soomaaliya

0
Saturday October 01, 2016 - 12:57:06 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Cabdi Afey Oo Loo Magacaabay Wakiilka Cusub Ee Q.M U Qaabilsanaan Doono Qaxootiga Soomaaliya

    War shalay kasoo baxay golaha ammaanka Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horeeysay lagu magacaabay wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobeey u qaabilsanaan doona Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha Qaxootiga ee dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War shalay kasoo baxay golaha ammaanka Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horeeysay lagu magacaabay wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobeey u qaabilsanaan doona Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha Qaxootiga ee dalka Kenya.

Madaxa Hay’adda UNCHR Filippo Grandi ayaa sheegay Maxamed Cabdi Afeey oo noqon doono wakiilka Gaar ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsanaan doona Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya.

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in sababta rasmiga ee loo magacaabay Maxamed Cabdi Afeey in ay tahay in uu kasoo warbixiyo xaalada Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha Dhadhaab.

Maxamed Cabdi Afeey ayaa ah wakiilka urur goboleedka IGAD u qaabilsan arimaha Soomaaliya.

Dowladda Kenya ayaa horay loogu eedeeyay in ay dhibaatooyin kala duwan ay u geysatay Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya.

Dowladda Kenya ayaa sidoo kale waxaa lagu eedeeyay in ay Qaxootiga ay ku qasabtay in ay xoog ku laabtaan dalkooda.
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip