Dowlada Turkiga Oo Saldhig Militeri Ka Furaneyso Dalka Soomaaliya

0
Saturday October 01, 2016 - 13:32:54 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Turkiga Oo Saldhig Militeri Ka Furaneyso Dalka Soomaaliya

    Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay saldhig ciidan ay ka fureynayso dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay saldhig ciidan ay ka fureynayso dalka Soomaaliya.

Saldhiga ciidan oo ay dowladda Turkiga ay ka fureynayso Soomaaliya ayaa la sheegaya in lasoo gabagabeeyay dhismihiisa iyo sidoo kale Qalabeyntiisa sida ay sheegeen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Turkiga.

Saldhigaan ayaa lagu sheegay in uu yahay midkii ugu horeeyay oo ay dowladda Turkigu ay ka furato gudaha dalka Soomaaliya , ujeedana waxaa lagu sheegay in ay kasoo degi doonaan ciidamo turkiga ah oo taageeri doona ciidanka dowladda Soomaaliya.

Sida ay ku warantahay warbaahinta dalka Turkiga saldhigaan ayaa ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Saldhigaan ayaa sidoo kale lagu sheegay in uu yahay mid loogu talagalay in dowladda Turkigu ay ka fuliso howlgalkeeda Militari ee Qaarada Afrika.

Madax ka tirsan dowladda Turkiga oo la hadlay Qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in saldhigaan dhawaan ay kasoo degan doonaan ciidamo gaaraaya 2,000 oo askri , kuwaa soo tababar siin doona ku dhawaad 10,500 askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip