BAYAAN:-Hay'adda Culimada Soomaaliyeed Oo Maanta Ka Hadashay Qodob Muhiim Ah

0
Sunday October 02, 2016 - 14:47:06 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAYAAN:-Hay'adda Culimada Soomaaliyeed Oo Maanta Ka Hadashay Qodob Muhiim Ah

    Hay'adda culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in haweenka Soomaaliyeed aysan ka mid noqon karin baarlamaanka cusub ee soo socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in haweenka Soomaaliyeed aysan ka mid noqon karin baarlamaanka cusub ee soo socda.

Ma’suuliyiin ka tirsan Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka digay in haweenka Soomaaliyeed ay qeyb ka noqdaan baarlamaanka Soo socda.

Qorshaha boqolkiiba Sodan lagu siiyay haweenka Soomaaliyeed ayay si weyn u dhaliileen , waxaana ay sheegeen in ay ka dambeeyaan dalalka reer Galbeedka.

Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa sidoo kale sheegtay in umada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ku dhaqmaan shareecada islaamka.

Sheekh Muuse Axmed Ciise oo ka mid ah Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa warbaahinta u sharaxay bayaanka kasoo baxay hay’adda culimada Soomaaliyeed.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip