Wafdi Ka Socda Dowlada Soomaaliya Oo Maanta Gaaray Magaalada Cadaado

0
Tuesday October 11, 2016 - 15:27:14 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi Ka Socda Dowlada Soomaaliya Oo Maanta Gaaray Magaalada Cadaado

    Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka Galmudug.

Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Doorashooyinka Dadban,Taliyaha Ciidamada AMISIM iyo Amaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

Wafdiga ayaa u tagay Cadaado sidii loo dardar galin lahaa Doorashooyinka ka dhacaya caasimadda KMG ee Galmudug.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip