Roobab Xoogan Oo Khasaaro Gestay Oo Ka Da'ay Gobolka Hiiraan

0
Tuesday October 18, 2016 - 14:20:13 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roobab Xoogan Oo Khasaaro Gestay Oo Ka Da'ay Gobolka Hiiraan

    Wararka aan ka heleyno Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in roobab khasaare kala duwan geystay ay xalay ka da'een degmada Matabaan iyo sidoo kale tuulooyinka hoos yimaada degmadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in roobab khasaare kala duwan geystay ay xalay ka da'een degmada Matabaan iyo sidoo kale tuulooyinka hoos yimaada degmadaasi.

Maamulka degmada Matabaan ayaa xaqiijiyay in xoolo badan ay ku dhinteen roobabka saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay degmada Matabaan iyo sidoo kale deegaanada hoos yimaada.

Deegaanada uu roobku ka da’ay ayaa lagu soo waramaya in ay ka jireen abaaro baahsan oo sameyn weyn ku sheegay dadka iyo duunyada.

Mas’uuliyiin ka tirsan Ururka Ahlusunna ayaa warbaahinta u sheegay in roobabka ay wateen dabeylo xoogan.

Roobabka ayaa sidoo kale lagu soo waramaya in ay ku burburiyeen ku dhawaad 25 Guri.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip