Dalab uu sameeyay Mudane Farmaajo oo carro xoogan geliyay shacabka reer Muqdisho.

0
Saturday April 17, 2021 - 18:51:53 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalab uu sameeyay Mudane Farmaajo oo carro xoogan geliyay shacabka reer Muqdisho.

    Kadib marki ee soo baxday hadal heyn hoose oo muujineeso in madaxweyne Farmaajo uu doonayo inuu lakulmo musharaxiinta dalka ayaa waxa taasi si carro leh uga hor yimid yimid in badan oo kamid ah shacabka iyo waxgaradka reer Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib marki ee soo baxday hadal heyn hoose oo muujineeso in madaxweyne Farmaajo uu doonayo inuu lakulmo musharaxiinta dalka ayaa waxa taasi si carro leh uga hor yimid yimid in badan oo kamid ah shacabka iyo waxgaradka reer Muqdisho.

Dalabka farmaajo ayeey qaar kamid ah waxgaradka reer Muqdisho oo lakulmay shabakada Warsheekh umuujiyeen ineysan jirin sabab xiligaan lagula kulmi karo madaxweyne ubareeray inuu ku tunto sharciga isla markaana uu dalka iyo magaalada Muqdisho geliyo qal qal iyo xasilooni amaan.

Maxamed Maxamuud tuuryare oo kamid ah waxgaradka lahadlay shabakada Warsheekh ayaa intaa ku daray in dadka muqdisho ee xligaaan doonayaan oo kaliya inuu madaxweynaha mudada kororsaday oo kursiga baneeyaa oo dalkana doorasho isla ogol loo dareeraa.

Sidoo kale waxa iyadana laga dareemayaa baraha bulshado kacdoon shacab oo ka dhan ah madaxweyne Farmaajo taasi oo salka kuheyso mudo kororsiga sharci darada ah uu ku dhaqaaqay tan iyo marki uu arintaas umeel mariyeen qaar kamid ah aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya.

Majirto ilaa iyo hada jawaab rasmi ah ee ka dhiibteen dalabka Farmaajo xubnaha musharaxiinta xilka madaxweynaha dalka oo ee kujiraan madaxdi hore ee dalka.

Warsheekh Muqdisho

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip