Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Daah Furay Kalfadhigay 38aad Ee Baaralamaanka Maamulkaasi

0
Saturday October 29, 2016 - 14:28:08 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Daah Furay Kalfadhigay 38aad Ee Baaralamaanka Maamulkaasi

    Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Max'ed Cali Gaas,ayaa maanta furay kal fadhiga 38aad ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ahna kalfadhiga ugu dambeeya sanadkan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Max'ed Cali Gaas,ayaa maanta furay kal fadhiga 38aad ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ahna kalfadhiga ugu dambeeya sanadkan.

Xildhibaannada Baarlamaank ayaa sidoo kale su’aalo weydiiyay C/Wali kuwaa oo ku saabsan halka ay mareyso xaaladda Puntland.

C/Wali Max’ed Cali Gaas,ayaa khudbad uu ka jeediyay kulanka kaga hadlay Amniga,Abaaraha dhaqaalaha,doorashooyinka iyo xaaladda guud ee puntland.

Furitaanka Kalfadhiga aya adib u dhacay muddo 4 maalin ah kadib markii madaxweynaha Maamulka Puntland uu safarro ku kala bixiyay dibadda iyo gudaha Puntland.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip