Hadal Jeedinta Musharaxiinta Oo Ka Socota Xarunta Golaha Shacabka

0
Saturday February 04, 2017 - 12:43:32 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1472
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadal Jeedinta Musharaxiinta Oo Ka Socota Xarunta Golaha Shacabka

    Waxaa hada Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay dhageysiga wajiga labaad Khudbad jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa hada Xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay dhageysiga wajiga labaad Khudbad jeedinta Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada dalka Soomaaliya.

Xarunta golaha Shacabka waxaa hada ku sugan 7 Musharax kuwaa oo maanta loo qorsheeyay in ay jeediyaan khudbadaha, maadaama uu is casilay Eng C/laahi Cali Xasan, iyadoo Musharax walba uu khudbadiisa ku jeedinaya waqti ku siman 30-daqiiqo.

Musharaxiinta khudbadaha jeedinaya ayaa waxa ay kala yihiin:-

C/naasir Cabdulle Maxamed

C/raxmaan C/shakuur Warsame

C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)

C/laahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)

C/laahi Ciilmooge Xirsi

C/qaadir Cosoble Cali

Cali Xaaji Warsame.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip