Akhri:-Taariikhda Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya

0
Thursday February 09, 2017 - 09:21:12 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri:-Taariikhda Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya

    Madaxweynaha cusub ee dowlada Federaallka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo waxaa uu dhashay March 1962, Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha cusub ee dowlada Federaallka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo waxaa uu dhashay March 1962, Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Waxbarasho:

Dugsi Hoose: 1-da Luulyo, Forta Sheekh.

1978: Dugsiga dhexe: Maxamud Xarbi

1981: Dugsi sare Farsamada gacanta.

1993: Waxaa uu ka qalin jabiyay State University of Newyork ee Buffalo, isagoo ku taqasusay taariikhda(Yurub iyo Mareykanka).

Isla Jaamacaddaas ayuu ka qaatay Master sanado kadib.

Shaqo:

1981: Waxaa uu shaqo ka bilaabay Wasaaradda arrimaha dibadda, waaxda lacagta, Maamulka iyo Arkiifiyada.

1985-1989: Xogheyaha 2-aad ee Safaaradda Soomaalida ee Washington.

1994: Golaha dhexe ee xisbiga Dimoqoraadiga ee dalka Mareykanka.

1994-1997: Commissioner arrimha guryaha ee Buffalo City.
2000: Xiriiriyaha degmada Erie oo dhacda galbeedka New York ee arrimaha xuquuqul Insaanka iyo dadka laga tirade badan yahay.

2000: Golaha dhexe ee xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka.

2002:Xiriiriya State of New York ee arrimaha xuquuqul Insaanka iyo dadka laga tirade badan yahay.

2010: Ra’isul wasaaraha TFG-da ee dowladdii Sharif Sheekh Axmed.

2015: waxaa uu Bare ka yahay Erie College oo ku yaalla buffalo.

Xiliga waxaa uu guddoomiye ka yahay Xisbiga Tayo

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip