Dab Xoogan Oo Hada Ka Socda Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

0
Monday February 27, 2017 - 07:00:48 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab Xoogan Oo Hada Ka Socda Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho

    Wararka hada aan ka heleyno Suuqa weyn Bakaaraha ee Magaalada muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in halkaasi uu ka socdo Dab Xoogan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka hada aan ka heleyno Suuqa weyn Bakaaraha ee Magaalada muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in halkaasi uu ka socdo Dab Xoogan.

Dabka oo ah mid aad u xoogan ayaa waxa uu ku fiday meelo badan oo ka mid ah Suuqa Bakaaraha waxaana halkaasi ku sii qulqulaya gaadiidka dab demiska.

Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay Dabka xoogan ee weli ka socda Suuqa Bakaarha.




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip