Ururka Al Shabaab Oo Raashin Ka Qeybiyay Deegaano Hoostaga Degmada Ceel-buur

0
Monday March 20, 2017 - 15:13:59 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 2210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Al Shabaab Oo Raashin Ka Qeybiyay Deegaano Hoostaga Degmada Ceel-buur

    Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab ayaa raashin nuucyadiisa kala duwan waxa ay ka qeybiyeen Deegaano hoostaga Degmada Ceel-Buur ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo ku sugnaayen Boqolaal Qoysas ah oo ay saameysay abaarta jirta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab ayaa raashin nuucyadiisa kala duwan waxa ay ka qeybiyeen Deegaano hoostaga Degmada Ceel-Buur ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo ku sugnaayen Boqolaal Qoysas ah oo ay saameysay abaarta jirta.

Ururka Al Shabaab ayaa qoysaska ku nool Deegaanada hoostaga Degmada Ceel-Buur waxa ay u qeybiyeen deeq isugu jira Bur, Sokor, Bariis, iyo Saliid waxa ayna qoysaskan muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin gar gaarka loo qeybiyay.

Deegaanada ay Al Shabaab raashinka ka qeybiyeen ayaa waxaa ka mid ah Jacar, Towfiiq, Ceel-qooxle, Ceel-Meygaag, Garbaweyn, Dac iyo deegaanno kale oo lasoo sheegayo in xiligan ka jiraan Abaaro.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip