Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo furmay

0
Wednesday October 24, 2018 - 12:09:02 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo furmay

    Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay kulanka 17-aad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay kulanka 17-aad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulankan ayaa waxaa Shir Guddoominaya Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Sidoo kale kulanka Golaha Shacabka waxaa soo xaadirtay 149 Xildhibaan,kuwaasi oo kulanka ka qeyb galaya.

Ajendaha kulanka Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 24-ka bisha Octoober 2018,ayaa waxa uu yahay aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip