DEG DEG:-Banaanbax Xoogan oo ka socda Daljirka Daahsoon + Sawirro

0
Tuesday October 30, 2018 - 12:04:55 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Banaanbax Xoogan oo ka socda Daljirka Daahsoon + Sawirro

    Waxaa goordhow Nawaaxiga Taallada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ka bilowday banaanbax xoogan,kaasi oo ay dhigayaan boqolaal Shacab ah oo Careysan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Nawaaxiga Taallada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ka bilowday banaanbax xoogan,kaasi oo ay dhigayaan boqolaal Shacab ah oo Careysan.


Dadka dhigaya Banaanbaxa ayaa isugu jira haweyn, Odayaal iyo Caruur,iyagoona aad u Careysan.

Sidoo kale Banaanbaxayaasha ku qeylinaya Ereyo ay kamid yihiin doonimeyno Doolar Qaate iyo Ereyo kale,waxaana ay ka careysan yihiin howlo bur burin ah oo saakay maamulka Degmada Boondheere uu ka bilaabay qeybo kamid ah Degamdaasi.

Sidoo kale Banaanbaxayaasha ayaa xiray wadada aada dhina Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho,iyagoo ku xiray Bilo iyo dhagxaan.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip