Maxkamadda C.Q.S oo Saakay xukun Dil ah riday

0
Monday November 05, 2018 - 10:13:26 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda C.Q.S oo Saakay xukun Dil ah riday

    Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku riday laba askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda, kadib markii lagu soo eedeeyay inay dilal u gaysteen askar kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah ku riday laba askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda, kadib markii lagu soo eedeeyay inay dilal u gaysteen askar kale.

Maxamed Xaashi Waasuge Cosoble (Oday Daalay) ayaa lagu eedeeyay inuu dilay Marxuum Saciid Cusmaan Maxamed dilkaasi oo ka dhacay dugsiga tababarka Jen. Shirbow 30-ka bishii sideedaad, waxayna maxkamadda ku xukuntay dil.

Cabdirisaaq Maxamed Jimcaale ayaa isagana lagu eedeeyay dilka Qeys Khaliif Salaad oo ay ka wada tirsanaayeen Ciidamada Xooga Dalka, dilkaasi oo ka dhacay xerada Laanta-buure 27-ka bishii todobaad ee sanadkan, waxaana isaga lagu xukumay dil toogasho ah.

Eedeysanayaasha ayaa waxaa u furan racfaan inay ka qaadan karaan xukunka dilka ah ee lagu riday.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip