DEG DEG:-Weerar xoogan oo ka socda Xarun Caan ah oo ku taalla M/Gaalkacyo

0
Monday November 26, 2018 - 07:39:07 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1979
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Weerar xoogan oo ka socda Xarun Caan ah oo ku taalla M/Gaalkacyo

    Wararka aan ka heleyno Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi uu ka socdo weerar ku bilowday qaraxyo iyo rasaas xoogan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi uu ka socdo weerar ku bilowday qaraxyo iyo rasaas xoogan.

Weerarkaasi ayaa waxaa lagu qaday Xarun Magaalada Galakacyo uu ku leedahay Wadaad lagu Magacaabo Sheekh Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare,waxaana weerarka ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dadka deegaanaka Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegeen in rag hubeysan ay gudaha u galeen Xarunta Wadaadka,isla markaana hadda ay socoto rasaas xoogan oo laga maqlayo gudaha Magaalada.

Xarunta ayaa waxaa ku sugan Dhalinyaro farabadan iyo Wadaadka lagu Magacaabo Sheekh Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare.



La soco wixii ku soo kordha wararkaan Insha allaah





Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip